Xafaladda Maalmaha Xorriyadda Soomaliya
Khudbaddii Madaxa Jaaliyadda Soomaalida ee Louisville, Kentucky HE Siciid Cabdalla. Xafaladda oo dhacday 26 - 1 July 2026 ee sannad guuradii 66-aad ee maalmaha xorriyadda Soomaaliya ayaa waxa waxa soo abaabulay Jaaliyadda Soomaalida ee Magaalada Louisville, Gobolka Kentucky.